Laftagareen Shahaado KMG ah siiyay XildhibaanadII K/Galbeed lagu doortay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Shahaadada Kumeel Gaarka ah guddoonsiiyey Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamanka JFS ee ku madali doona Koonfur Galbeed. Munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Laftagareen ku guddoonsiiyay shahaada aqoonsiga Xildhibaanimo Senataro iyo xildhibaano katirsan Aqalka Hoose oo lagu doortay Koonfur … Continue reading Laftagareen Shahaado KMG ah siiyay XildhibaanadII K/Galbeed lagu doortay (Sawirro)